Cilmi-boodhari caashaqiisii
Cilmiboodhari Caashiqiisii waa buug lagu soo ururiyey qisadii jacaylka ahayd ee Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmiboodhari). Qisadani waxa ay dhacday 80 sano ka hor. Goobtu waa magaalada Berbera. Waxaa uu jeclaanayaa gabadh la odhan jiray Hodan, laakiin nasiib uma yeelanayo in ay is helaan. Suugaan waartay oo faaftay ayuu ku cabbiray jacaylkii uu Hodan u hayey. Aakhirkii waxaa uu u dhintay jacayl, sida ay rumaysnaayeen dadkii wakhtigaas noolaa. Qisadaa Cilmiboodhari iyo dareenkiisii uu suugaanta ku cabbiray, waxay saldhig u noqdeen fanka iyo suugaanta jacaylka Soomaalida oo wakhtigaa ka dib hanaqaadday.
Mehr anzeigenSofort verfügbar, Lieferzeit: 1-3 Tage
Nur noch 1 Artikel verfügbar!
Weitere Infos zum Zustand
16,39 €
Preise inkl. MwSt. zzgl. Versandkosten
14 Tage Zufriedenheitsgarantie
Risikofrei bestellen
Geprüfte Gebrauchtware
Einzeln geprüft
Produktinformationen "Cilmi-boodhari caashaqiisii"
Anmelden
Versandkostenfrei ab 29 €
14 Tage Rückgaberecht - Kein Risiko
Geprüfte Gebrauchtware